Foto: Peter Svensson

Foto: Peter Svensson

Macken waa dad iskaashaday. waxaana wada leh intayada halkan ka shaqaysa.
waxaanu ka shaqaynaa in aanu dib u habayn ku samayno alaabta lasoo isticmaalay. waxaanu rabnaa in qof kasta oo bulshada ka mid ah uu helo waxqabad/camal shaqo.
Agtayada waxaad ka baran kartaa in aad ku hadashid iswiidhishka, iyadoo aad caawitaan ka helay dadka masuulka ah ee meesha ka shaqeeya. waxaa lagaa caawinayaa sidii aad horumar u samayn lahayd una heli lahayd shaqo ama tababar ah shaqada aad taqaanid ama ku takhasustay.

Macken waxaa ku yaal goobaha shaqo ee hoos ku qoran:

. Baaskiilka
. Toliinka
. Beeraha
. Elegtroniiga

Macken waxaa ka shaqeeya dad wadamo kala duwan ka kala yimi. fadlan nasoo booqo oo arag waxyaalaha aanu ku qabano Macken

Waxaad naga helaysaa: Hjalmar petris väg 50, vaxjö.

masuulka ardayda/ dadka tababarka u yimi: Caisa-Lena Bengtsson

telefoonka xafiiska Macken: 047020625

Mackens busskarta

Save